Sharciga Maamulka Dakhliga iyo dhiirigilinta Canshuur bixiyaha oo lasoo bandhigay (Sawirro)

Munaasabad lagu shaacinayey ahmiyada sharciga dakhliga iyo dhiirigalinta casnhuur bixiyayaaasha ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho maanta, taas oo ay soo agaasinatay wasaaradda Maaliyaddu Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya. Madaxda Wasaaradda Maaliyadaa, Culimo owdiinka, aqoonyahao, Ganacsatada, Haweenka iyo marti Sharaf kale ayaa goob joog ka ahaa munaasabadan oo lagusoo bandhigayey faa’iidooyinka sharciga dakhligu uleeyahay dalka iyo dadka … Continue reading Sharciga Maamulka Dakhliga iyo dhiirigilinta Canshuur bixiyaha oo lasoo bandhigay (Sawirro)